Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Gudoomiyay shir Muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo guddoomiyay kulan qayb ka ah Shirka madasha iskaashiga Soomaliya, oo looga hadlay Maal gelinta horumarinta khayraadka biyaha dalka, ayaa sheegay in maal gelinta horumarinta biyuhu ay ka dhigantahay kobcinta dhaqaalaha, sare u qaadidda amniga iyo xasiloonida dalka iyo dhismaha kalsoonida hey’adaha dowladeed. Wakiilka xoghayaha guud ee … Continue reading Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Gudoomiyay shir Muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho (Sawirro)